Waxaan u taaganahay inaan xoojinno shaqsiyaadka danyarta ah iyo kuwa nugul ee Soomaaliya iyada oo loo marayo waxbarasho, horumarinta xirfadaha, iyo taageero bulsho.
To empower disadvantaged and vulnerable individuals in Somalia through education, skills development, social protection, residential support, personal development and community reintegration, enabling them to build dignified, productive and independent lives.
Bixinta waxbarasho tayo leh iyo fursado kororsiga aqoonta.
Tababaro xirfadeed si loo abuuro shaqooyin iyo isku-filnaansho.
Taageero iyo difaac loo fidiyo dadka nugul ee bulshada.